Sacuudiga oo si adag uga hadashay Weerar Israa’iil ku qaaday gudaha Masjidka Al-Aqsa

Boqortooyada Sacuudiga ayaa si kulul u cambaareesay weerar shalay oo jimco ah ciidamada Israa’iil ku qaadeen gudaha Masjidka Barakeesan ee Al Aqsaa, waxaana weerarkaasi khasaaro badan kasoo gaaray muslimiintii masjidka ku cibaadeesaneysay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa lagu sheegay in ay cambaareenayaan weerarka gardarada ah ee ciidamada Israa’iil ku qaadeen masjidka  Al … Continue reading Sacuudiga oo si adag uga hadashay Weerar Israa’iil ku qaaday gudaha Masjidka Al-Aqsa